Waa maxay ceebaha ay leeyihiin Biden iyo Trump?

Your browser doesn’t support HTML5

Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden iyo madaxweynihii hore Donald Trump ayaa noqday labada musharax ee labada xisbi u kala matali doona doorashada madaxweyne, balse waxaa jira hal ceeb oo ay wadaagaan. Waxaa faah-faahinaya Maxamed Bashiir.