Mareykanka oo ka walaacsan Xuutiyiinta

Your browser doesn’t support HTML5

Waxaa sii kordhaya walaaca ay dowladda Mareykanka ka qabto kooxda Xuutiyiinta ee dalka Yemen. Warbixintan oo ay diyaarsay Carla Bobb, waxaa soo jeedinaya Ismaaciil Farjar.