Markab gargaar oo ka yimid Spain oo kusii jeeda Gaza

Markab kuwa gargaarka ah oo laga leeyahay Spain oo sida 200 oo tan oo ah cunto gargaar ban’aadannimo ah ayaa ka soo shiraacday Jasiirada Qubrus kuna sii jeeda Gaza maanta.

Markabkan ayaa noqonaya dedaalkii u danbeeyey ee lagu rabo in lagu quudiyo tobanaan kun oo qof oo ah Falastiiniyiin macaluuli hayso, xili dagaalka u dhaxeeya Israel iyo Xamaas uu weli socdo.

Warbixin ay arintan VOA ka qortay waxa inoo soo jeedinaya Abdi hakin Shirwac.

Your browser doesn’t support HTML5

Markab gargaar oo ka yimid Spain oo kusii jeeda Gaza