Xukunada dilka ah ee Mareykanka oo laga horyimid

Your browser doesn’t support HTML5

Ayada oo qaar ka mid ah gobollada Mareykanka ay raadinayaan habab cusub oo lagu fuliyo xukunada dilka ah, ayaa waxaa kordhaya dadka shacabka ah ee kasoo horjeeda. Maxamed Bashiir ayaa faah-faahinaya.