Sidee Muhaajiriinta u saameyn doonaan doorashada Mareykanka?

Your browser doesn’t support HTML5

Muhaajiriinta soo galaya Mareykanka, ee kasoo gudbaya xadka Mexico, ayaa la filayaa inay noqdaan mid ka mid ah dooaha ugu weyn ee doorashada madaxweynaha Mareykanka.