Calanka Sweden oo laga taagay xarunta NATO

Your browser doesn’t support HTML5

Calanka Sweden ayaa maanta laga taagay xarunta NATO ee magaalada Brussels, kadib markii Stockholm ay si rasmi ah ugu biirtay ururka.