Baarlamanka oo galay doodda xasaasiga ah ee dastuurka

Your browser doesn’t support HTML5

Baarlamanka Soomaaliya ayaa maanta billaabay ka doodista cutubka 4-aad ee dastuurka, oo ay ku jiraan qodobo xasaasi ah. Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle ayaa warbixintan soo diray.