Beeraleyda Beledweyne oo rajo cusub qaba

Your browser doesn’t support HTML5

Bilo kadib fatahaadihii ka dhacay magaalada Beledweyne iyo deegaanada ku hareeraysan ayaa beeraleyda waxay hadda rajo ka qabaan inay dib u billaabaan beerashada. Warbixintan waxaa soo diray Jamaal Axmed Cusmaan.