Gaza: Qisada xanuunka badan ee Cumar oo 4 jir ah.

Your browser doesn’t support HTML5

Cumar oo ah 4 jir waxa uu ka mid yahay dhibanayaasha Gaza. Waxa uu gacantiisa ku waayey duqeyn ay fuliyeen ciidanka Israel, oo sidoo kale lagu dilay waalidkiis iyo walaashiis. Maxamed Bashiir ayaa faah-faahinaya sheekada Cumar oo ay qortay AP.