Maanta oo ah 11-ka bisha Marso, kuna beegan 1-da bisha barakeysan ee Ramadan ee sannadka 1445-ka Hijrada, ayay inta badan Muslimiinta Caalamka billaabeen soonka bisha kheyrka badan ee Ramadan.
Bilashada bisha Ramadan, ayaa laga arkay meelo badan oo Dunida ah oo ay ku jirto Soomaaliya.
Hadaba warbixin ku saabsan bilaabashada Ramadanta iyo xilligan ay ku soo aaday waxaa warbixintan inooga diyaariyay, Maxamed Colaad Xassan.
Your browser doesn’t support HTML5
Muslimiinta caalamka oo ay maanta u billaabatay bisha Ramadan