Warbixin: Saameynta xiisadda Badda Cas ee dhaqaalaha Jabuuti

Djibouti Port Dekedda Jabuuti

Dowladda Jabuuti ayaa sheegtay ay bilaabi doonti istcimaalka diyaaradaha, si usoo dejiso waxyaabaha ay u baahan yihiin, kadib sicir-bararaka ka dhashay carqaladda soo waajahday Maraakiibtii maraysay marin-biyoodka Baabulmandab.

Warbixintan waxaa inoo soo dirtay Sagal Said Faarax.

Your browser doesn’t support HTML5

Saameynta ay qalalasaha badda cas ku yeelatay Jabuuti