Martida Makrafoonka: Dr. Aweys Cabdullaahi Cali

Heritage

Markanna dhageystayaal waxa aad ku soo dhowaataan Barnaamijka Martida Makarafoonka. Barnaamijka oo uu marti ku yahay Dr. Aweys Cabdullaahi, Agaasime ku-xigeenka Machadka Heritage ee magaalada Muqdisho, waxaa London ku soo diyaariyay, soona jeedinaya Cabdixaafid Cawil Ismaaciil.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Barn. Martida Makarafoonka