Golaha Ammaanka oo u codeeyey in la joojiyo dagaalka Sudan

  • Mohamed Olad

UN Sudan

Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa ansixiyay Jimcihii qaraar ku baaqaya in xabadda la joojiyo dalka Sudan, halkaasi oo Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay uu toddobaadkan ka digay in mushkiladda bani'aadanimo ay dalkaasi gaartay meel halis ah.

Maxame Colaad Xassan ayaa inoo soo jeedinaya Warbixin ay VOA arrintan ka qortay.

Your browser doesn’t support HTML5

Golaha Ammaanka oo xabbad joojin ka dalbaday dhinacyada Sudan