Maxaa kasoo baxay doorashadii Super Tuesday ee Mareykanka?
Your browser doesn’t support HTML5
Habeenkii xalay ayaa Mareykanka lagu soo gabagabeeyey doorshada loo yaqaan Supper Tuesday. Haddaba Falastiin Axmed Iimaan ayaa doorashadan ka waraysatay Madaxa Laanta Af-Soomaaliga ee VOA Cabdiraxaman Yabarow.