Ra'iisul Wasaaraha Haiti oo la la'yahay

Your browser doesn’t support HTML5

Waxaan la ogayn halka uu ku sugan yahay ra'iisul wasaaraha Haiti Ariel Henry Isniintii, saddex maalmood ka dib markii uu Kenya ku saxiixay heshiis laba geesood ah.