Xamza: Ma anigaa musuqa wada mise beesha caalamka

Your browser doesn’t support HTML5

Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamza Cabdi Barre ayaa maanta ka hadlay xaaladda musuq-maasuqa ee Soomaaliya, isaga oo su'aal ka keenay in musuqa ay waddo dowladda ama beesha caalamka.