Doorashooyin maanta ka dhacaya Mareykanka
Your browser doesn’t support HTML5
Qaar ka mid ah gobollada Mareykanka ayaa waxaa maanta ka dhacaya doorashada madaxtinimada Mareykanka ee xisbiyada dhexdooda ah ee loo yaqaan Super Tuesday.