Dowladda Soomaaliya oo sheegatay dilka 50 Shabaab ah

Your browser doesn’t support HTML5

Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay inay 50 ka tirsan Shabaab ku dileen, 20 kalena lagu qabtay howlgallo ka dhacay gobolka Jubada Hoose. Waxaa faah-faahinaya Cabdicasiis Barrow.