Dhaqaatiirta Koonfur Kuuriya oo shaqada joojiyey

Your browser doesn’t support HTML5

Kumanaan dhaqaatiir ah ayaa maanta dibad-bax ka dhigay Kuuriyada Koonfureed, ayaga oo diidan qorshe ay dowladda ku qoreyso dhaqaatiir cusub. Warbixintan waxaa soo jeedinaya Jacfar Kuukaay.