Kenya iyo Haiti oo galay heshiis la xiriir dirista ciidamo amni

Hogaamiyaasha Dowladaha Kenya iyo Haiti ayaa magaalada Nairobi ku kala saxiixday heshiis dhanka ammaanka ah oo dhigaya in Kenya ay ciidamo booliis ah oo gaaraya 1,000 askari ay u dirto dalka ay amni-darradu ragaadisay ee Haiti.

Warbixintan waxaa Nairobi kasoo diray, Khadar Maxmud Xared.

Your browser doesn’t support HTML5

Kenya iyo Haiti oo galay heshiis la xiriir dirista ciidamo amni