Gaza: Waxaa kordhaya baaqyada in baaritaan lagu sameeeyo dilkii dad gargaar raadsanayay

Thumb Gaza Incident

Baaqyada caalamiga ah ee ku aadan in baaritaan lagu sameeeyo dhacdadii dhimashada badan sababtay ee ka dhacday Gaza ayaa sii korodhay, iyadoo su'aalo la iska weydiinayo kadib markii ugu yaraan 112 Falastiiniyiin ah lagu dilay boqolaal kalena lagu dhaawacay intii lagu guda jiray dhacdo ay ku lug lahaayeen askarta Israa'iil iyo dad gargaar bini'aadannimo u doontay waqooyiga Gaza. Warbixin ay VOA-du qortay waxaa inoo haysa Sahra Cabdi Axmed.

Your browser doesn’t support HTML5

Wararkii ugu danbeeyey ee Gaza