Turkiga iyo Talyaaniga oo iska kaashanaya galaangalka Africa

  • Mohamed Sandheere

Turkiga iyo Talyaaniga ayaa doonaya inay sare u qaadaan galaangalkooda iyo saameynta ay ku leeyhiin Africa, xag dhaqaale iyo mid diblomaasiyadeedba.

Falanqeeyaasha ayaa sheegaya in labada dhinaca ay fursad u arkaan hoos u dhaca ku yimid saameyntii Faransiiska ee qaaradda, taasoo abuureysa wada-shaqeyn dhex marta xukumadaha Rome iyo Ankara.

Dorian Jones ayaa warkan kasoo diray Istanbul, Sahra Cabdi Axmed ayaa soo koobaysa.

Your browser doesn’t support HTML5

Turkey Italy Africa.wav