Tirada ciidamada Mareykanka oo la dhimayo

Your browser doesn’t support HTML5

Ciidanka Mareykanka ayaa ka dhimaya ciidankooda 24,000 oo askari, tiradaas oo u dhiginta ku dhawaad 5% tirada guud ee ciidanka. Warbixin ay qortay wakaaladda wararka ee Associated Press waxaa faahfaahinaya Xuseen Barre.