Yey u codeeyeen Muslimiinta Michigan?
Your browser doesn’t support HTML5
Muslimiinta gobolka Michigan ayaa doorashadii shalay ku muujiyey sida ay uga soo horjeedaan madaxweyne Joe Biden.
Waxaa faah-faahinaya Cabdixakiim Shirwac.