Biden oo rajo ka muujiyey xabad joojin ka dhaqan gasha Gaza
Your browser doesn’t support HTML5
Madaxweynaha Maraykanka Joe Biden ayaa sheegay Isniintii inuu rajaynayo inuu arko xabbad joojin cusub oo ka hirgasha Gaza horraanta toddobaadka soo socda.