Ganacsatada Kenya oo adeegsanaya garaadka macmalka ah

Your browser doesn’t support HTML5

Ganacsatada Kenya, oo la kulmaya caqabado kala duwan, ayaa billaabay inay adeegsadaan garaadka macmalka ah, si aanu qarash badan uga bixin. Warbixintan oo uu soo diray Maxamed Yuusuf, waxaa soo jeedinaya Ismaaciil Farjar.