Ruushka oo sheegay inay la dagaalamayaan NATO

Your browser doesn’t support HTML5

Ruushka ayaa maanta ka digay dagaal dhex-maray NATO iyo Ruushka, haddii NATO ay ciidan u dirto dalka Ukraine.