Qaxootiga Eritrea ee Israel oo cabanaya

Your browser doesn’t support HTML5

Qaxootiga Eritrea ee ku nool Israel ayaa ka cabanaya xaalado adag oo soo wajahay kadib markii uu billowday dagaalka Gaza.