Sidee Turkiga u caawin karaa ciidamada badda ee Soomaaliya?

Your browser doesn’t support HTML5

Taliyihii hore ee ciidanka Badda Soomaaliya Admiral Faarax Qarre ayaa VOA u sharxay sida heshiiska Turkiga uu u caawin karo dib u dhiska ciidanka badda Soomaaliya, iyo waliba sidii loo ilaalin lahaa kheyraadka ku jira badda Soomaaliya. Cabdulqaadir OK ayaa ku wareystay Muqdisho.