Mareykanka oo baaq u diray Soomaaliya iyo Itoobiya

Your browser doesn’t support HTML5

Dowladda Maraykanka ayaa Soomaaliya iyo Ethiopia ugu baaqday inay dajiyaan xiisadda ka dhex oogan ee ka dhalatay is-afgaradkii badda ee Ethiopia ay la gashay Somaliland.