Muqdisho oo lagu maxkamadeynayo nin ku eedeysan inuu gubay xaaskiiska
Your browser doesn’t support HTML5
Magaalada Muqdisho waxaa maanta markii ugu horreysay ka bilowday dhageysiga dacwad ka dhan ah eedeysane loo haysto inuu dil arxandarro ah u geystay xaaskiisa oo uur lahayd.
Cabdicasiis Barrow ayaa warbixintan ka soo diray Muqdisho.