Muuse Biixi: Is-afgaradka Itoobiya wuu hirgalayaa

Your browser doesn’t support HTML5

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta sheegay inuu hirgeli doono heshiiskii is-afgarad ee uu lasoo galay Ra’iisul Wasaaraha Ethiopia Abiy Ahmed. Wuxuu sidoo kale sheegay in Somaliland ay hawadeeda ka joojin doonto diyaaradaha dulmaraya.