Dhibaatada qodista macdanta sharci-darrada ah ee Nigeria
Your browser doesn’t support HTML5
Dalka Nigeria ayaa weli la tacaalayaa dhibaatooyinka dhinaca deegaanka ee ka dhashay qodista macdanta oo ay ku jirto, kuwa sida sharci-darrada ah loo qoto.
Warbixintan waxaa soo diray weriyaha VOA Timothy Obiezu, waxaana soo jeedinaya Ismaaciil Xuseen Farjar.