Halkee mareysaa dacwadda Koonfur Afrika ee ka dhan ah Israel?

Your browser doesn’t support HTML5

Dawladda South Africa ayaa maxkamadda ugu sarreysa QM kaga hor doodday in Israel ay mas’uul ka tahay faquuq lagu hayo dadka Falastiin.