Israel oo aad uga carootay hadalka madaxweynaha Brazil

Your browser doesn’t support HTML5

Dowladda Israel ayaa ka carootay madaxweynaha Brazil oo isla mid dhigay dagaalka Israel ee ka dhanka ah Xamaas iyo xasuuqii Naaziyiinta ee Yahuudda intii uu socday dagaalkii labaad ee adduunka.