Dhibaatada bacaha ay ku hayaan Soomaaliya

Your browser doesn’t support HTML5

Soomaaliya ayaa waxaa dhibaato ba'an ku haya bacaha, oo aad u wasaqeeya deegaanka, waxaana hadda dowladda Soomaaliya ay qaaday tallaabo wax looga qabanayo arrintan. Cabdicasiis Barrow ayaa warbixintan kasoo diray Muqdisho.