Qorshayaasha Ruushku uu ku doonayo inuu hawada sare ugu diro hub awood u leh inuu burburiyo dayax gacmeedyada waa kuwo aan wax laga bedeli karin, sidaasi waxaa yiri Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden, oo dhinaca kalena soo jeediyay in weli ay jirto fursad looga dhaadhicin karo Xukumadda Moscow inay qorshahaasi ka leexato.
Wariyaha VOA ee arrimaha amniga qaranka uga soo warrama, Jeff Seldin ayaa warbixintan ka soo diray Pentagon-ka. Caasha Ibraahim Aaden ayaa inoo soo jeedineysa.
Your browser doesn’t support HTML5
Ruushka oo diyaariyay hub lid ku ah dayax-gacmeedyada