Ruushka ayaa qaaradda Afrika u diraya ciidamo cusub oo bedelaya kooxdii calooshood-ushaqaytayaasha ahaa ee Wagner Group. Haddaba maxay yihiin ciidamadan cusub? Maxayse kaga bedelan yihiin kuwii Wagner? Waxaa warbixintan nooga diyaariyay Xuseen Barre Aadan.
Your browser doesn’t support HTML5
Ruushka oo ciidamo cusub u daabulaya Afrika