Caqabadaha haysta saxafiyiinta Idaacadda Codka Shacabka Wajeer
Your browser doesn’t support HTML5
Ayada oo dunida shalay laga xusay Maalinta Raadiyaha, ayaa saxafiyiinta Idaacadda Codka Shacabka Wajeer ay sheegayaan inay la xarbinayaan caqabado kale duwan.
Axmed Xuseen ayaa warbixintan ka soo diray Wajeer.