Dimoqraadiga oo ku guuleystay kursi aad muhiim u ah

Your browser doesn’t support HTML5

Tom Suozzi oo ka tirsan xisbiga Dimoqraadiga Mareykanka ayaa ku guuleystay kursi muhiim ah oo ka tirsan Aqalka Wakiilada.