Muqdisho oo laga mamnuucay koofiyadaha iyo af-daboolka

Your browser doesn’t support HTML5

Maamulka Gobolka Benaadir ayaa maanta soo saaray amar uu ku mamnuucayo isticmaalka Af-xerashada (mask) iyo waliba koofiyadaha. Cabdulqaadir OK ayaa faah-faahinaya