Howlgallo amni oo dad lagu xir xiray oo ka dhacay Boosaaso

Your browser doesn’t support HTML5

Hay’adaha amniga Puntland ayaa sheegay in howlgalo amni oo ay habeenadan ka wadeen Boosaaso ay ku soo qabteen dad ay ku jiraan ajaaniib ka tirsan kooxda Daacish, kuwaasi “oo khalkhal amni ka waday” magaalada. Warbixintan waxaa Boosaaso ka soo dirtay Faaduma Yaasin Jaamac.