Keydka taariikhda Nigeria oo laga dhigayo digital

Your browser doesn’t support HTML5

Urur aan faa’iido doon aheyn oo ka howlgala dalka Nigeria ayaa keydiya taariikhda Nigeria oo ka dhiga habka digital-ka casriga ah. Waxay billaabeen in ay rogaan nuqullada qadiimiga ah ee wargeysyada Nigeria kasoo baxay tan iyo sannadki 1960-kii.