Shiinaha ayaa dhawaan ku wareejiyay dowladda dalka Zimbabwe dhisme casri oo uu ugu deeqay baarlamaanka dalkaaasi.
Tallaabadan ayaa qayb ka ah, wax ay khubaradu ku tilmaameen dib u soo noolaynta diblumaasiyadda ku salaysan mashaaricda. Maalgashiga Shiinaha ee Afrika ayaa sanadihii u danbeeyey sii korayay.
Warbixin gaar ah waxaa nooga diyaariyay Xuseen Barre.
Your browser doesn’t support HTML5
Shiinaha iyo maal-gashigiisa Zimbabwe