Madaxweynaha Namibia Hage Geingob, oo 82 jir ahaa ayaa aroornimadii hore ee Axaddii geeriyooday, sida ay sheegtay madaxtooyada dalkaasi. Dhimashadiisa ayaa timid toddobaadyo ka dib markii laga helay cudurka kansarka.
Geingob ayaa tan iyo sannadkii 2015-kii madaxweyne ka ahaa waddankan aadka u dadka yar ee ku yaalla dhinaca koonfureed ee Afrika.
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi ka diray geerida madaxweynaha Namibia. Warbixin ay Reuters qortay waxaa noo haya Maxamed Bashiir Cabdiraxmaan.
Your browser doesn’t support HTML5
Madaxweynihii Namibia oo geeriyooday