Halista Drones-ka Shiinaha ee Mareykanka oo laga digay
Your browser doesn’t support HTML5
Diyaaradaha drone-ka ee Shiinaha lagu sameeyo ayaa ku badan suuqyada caalamka, waxaana si weyn u isticmaala hay’adaha dowladda ee ku sugan gudaha Mareykanka. Kooxda ilaalisa internet-ka Maraykanka ayaa ka digaysa in adeegsiga diyaaradaha drone-ka Shiinuhu ay la yimaadaan khatar.