Markab ku afduubnaa xeebaha Soomaaliya oo lasoo furtay

Your browser doesn’t support HTML5

Ciidamada badda Hindiya ayaa mar kale xoog ku soo furtay 19 kalluumaysato reer Pakistan ah iyo doonidii ay wateen oo ay burcad-badeed Soomaali ah ku haysteen xeebaha Soomaaliay.