Saameynta sii kordheysa ee Ruushka iyo Shiinaha ay ku leeyihiin Afrika, warbixin

Shiinaha iyo Ruushka oo labaduba ah quwado dhaqaale ayaa sanadaihii u dambeeyay tartan ugu jiray xoojinta xidhiidhka ay la wadaagaan qaaraadda Afrika. Warbixin gaar ah oo arrintaas ku saabsan waxaa inoo diyaariyay Xuseen Barre Aadan.

Your browser doesn’t support HTML5

Saameynta Shiinaha iyo Ruushka ee Afrika