Kiisaska kufsiga oo kusii kordhaya Gobolka Waqooyi Bari Kenya
Your browser doesn’t support HTML5
Gobolka Waqooyi Bari Kenya, waxaa kordhay kiisaska kufsiga, taasi oo dhalisay in gabdho badan ay ka tagaan waxbashada. Axmed Xuseen ayaa warbixintan ka soo diray Wajeer.