Maxaa ka dhalan kara ansixinta habraaca wax-ka-baddelka dastuurka?
Your browser doesn’t support HTML5
Saameyn intee le'g ayaa ka dhalan karta habraaca wax-ka-baddelka dastuurka ee maanta baarlamaanku ansixiiyay. Qaabka loo marayse ma yahay kii saxda ahaa?
Waxaan ka wareysanay Prof. Afyare Cabdi Cilmi.